Dowlada Federaalka Soomaaliya oo soo saartay Digniin Cusub (Halkan ka Akhriso)

Dowladda Feraalka Soomaaliya, Waxa ay Qeybaha kala duwan ee Bulshada, Hay’adaha Samafalka iyo Dowladaha Saaxiibada ah la wadaageysaa dhibaatooyinka isbeddellada cimillada, gaar ahaan fatahaadaha iyo duufaanno la saadaalinayo in ay ku soo wajahanyihiin Deegaanno kamid ah Soomaaliya. Maadaama Roobabku weli ka da’ayaan Gobollada dalka, Dowladdu waxay ka digaysaa in fatahaado kale ay weli suurtogal yihiin, … Continue reading Dowlada Federaalka Soomaaliya oo soo saartay Digniin Cusub (Halkan ka Akhriso)